Suugaan

GABAY:-Xaaji Aadan “Afqalooc” iyo gabaygii geeridii Sheekh Bashiir Sheekh Yuusuf ka dib sannadkii 1947-Burco.Somalia. “Bisinka xoog ha lagu daro” Sheekh Bashiir Sheekh Yuusuf.

Sheekh Bashiir Sheekh Yusuf wuxu ahaa geesi, caan baxay oo si cad oo bareer ah uga soo horjeestay maamulkii Ingiriiska. Sheekha waxa halhays u ahayd “Bisinka xoog ha lagu daro” oo uu hore u soo shirrabay. tijaabiyay.Wuxuu lahaa dadyahaw ka kaca uu DIINKEENA iyo dalkiina idinkaa iska leh oo maamulan …

Read More »

Sayid Maxamed Iyo Daraawiishtiisii.

Marka koowaad waxaa mahad leh Allaha awoodda leh. Allaha inna baray qalinka iyo qoraalka. Intaas ka gadaal waxa uu maqaalkani diiradda saarayaa in uu wax uun ka qoro halgankii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. Aan si kale u dhigno e, waxa uu isku dayayaa in uu soo tebiyo taariikhdii Daraawiish, inta …

Read More »

Gabay: Waa gabaygii Xiin Finiin- ee Seyid Maxamed Cabdullaahi Xasan.

Gabayadii halgamaagii waynaa hogaamiyihii Daraawiishta Seyid Maxamed Cabdullaahi Xasan Waa gabaygii Xiin Finiin “Xiin Finiin” oo ahayd faraskii Sayidku berigaa  buuraha kaga gudbi jiray oo uu aad u jeclaa ayaa Islaan Faarax Aadan (oo ahaa “madaxa degmada Mudug”) ka codsaday in la siiyo (geenyada) kadib markii Sayidku uu reer Islaan …

Read More »

Shop The Best Street Style From Paris Fashion Week Shows

We woke reasonably late following the feast and free flowing wine the night before. After gathering ourselves and our packs, we headed down to our homestay family’s small dining room for breakfast. Refreshingly, what was expected of her was the same thing that was expected of Lara Stone: to take …

Read More »

Social Media Marketing for Franchises is Meant for Women

We woke reasonably late following the feast and free flowing wine the night before. After gathering ourselves and our packs, we headed down to our homestay family’s small dining room for breakfast. Refreshingly, what was expected of her was the same thing that was expected of Lara Stone: to take …

Read More »