Recent Posts

Nin Ilaah yaqaan oo sharciga ku isticmaalaya, Sayid Maxamed Cabdille Xasan.

Ingiriisku wuxuu isku dayey inuu Sayid Maxamed si walba ula dagaalamo. Dhinaca diinta, dhinaca qabyaalada, dhinaca siyaasadda iyo dhinac kasta oo suuragal ah wuxuu Ingiriisku ku dadaalay inuu Sayidka ka weeraro. Isagoo isticmaalaya daacaayad iyo niman Soomaali ah oo gabya ayuu Ingiriis wuxuu Sayidka ku cambaareeyey inuu yahay hoggaamiye nacab …

Read More »

Taariikhdii iyo Xusuustii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan.

December 21, 1920-kii waa maalintii uu geeriyooday geesigii Soomaaliya Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, hadaba 95 sano kadib dadka ma xasuustaan Sayid Maxamed Cabduule Xasan. Sayid Media waxaa ay la xiriirtay qoyskii Sayidka Maxamed Cabdulle Xasan, qaar ka mid ah caruurtiisa si Soomaalida dhamaan u xasuusiso Taariikhda qiimaha badan ee Sayid Maxamed …

Read More »

Taariikhdii sayidk Maxamed Cabdule Xasan.

Emir Maxamed Cabdule Xasan (Soomaaliya 1856 – Iimeey, Itoobiya 1920) ama Sayidka, wuxuu ahaa emiirka boqor Diiriye Guure, iyo madaxyada Dowladii Darawiish, oo wuxuu ku dhashay balliga Sacmadeeqa. Wuxuu weliba madax ka ahaa guutada Miinanle ii isna ka mid ahaa qusuusiga Dawladda Darawiish. James Hayes Sadler, oo madax ka ahaa gumeysiga ingiriis, wuxuu Sayyidka ku magacdaray “Ruler of the Dolbahanta” iyo …

Read More »