Recent Posts

Diiwaanka Gabayadii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan

Halkan waxaa ku dhammaaday 120kii gabay ee aan gogoldhigga ku soo xusnay iyo 16 gabay oo rag kale mariyey isla markaana gabayada Sayidka iyo Daraawiishta xiriir la leh. Haddaba, wixii khalad ama gef ah ee buuggan ka soo baxa, ulakac ma aha, sidaa ayaana lagu soo ururiyey – iyadoo weliba …

Read More »

GABAY:-Xaaji Aadan “Afqalooc” iyo gabaygii geeridii Sheekh Bashiir Sheekh Yuusuf ka dib sannadkii 1947-Burco.Somalia. “Bisinka xoog ha lagu daro” Sheekh Bashiir Sheekh Yuusuf.

Sheekh Bashiir Sheekh Yusuf wuxu ahaa geesi, caan baxay oo si cad oo bareer ah uga soo horjeestay maamulkii Ingiriiska. Sheekha waxa halhays u ahayd “Bisinka xoog ha lagu daro” oo uu hore u soo shirrabay. tijaabiyay.Wuxuu lahaa dadyahaw ka kaca uu DIINKEENA iyo dalkiina idinkaa iska leh oo maamulan …

Read More »

Sayid Maxamed Iyo Daraawiishtiisii.

Marka koowaad waxaa mahad leh Allaha awoodda leh. Allaha inna baray qalinka iyo qoraalka. Intaas ka gadaal waxa uu maqaalkani diiradda saarayaa in uu wax uun ka qoro halgankii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. Aan si kale u dhigno e, waxa uu isku dayayaa in uu soo tebiyo taariikhdii Daraawiish, inta …

Read More »