Halkan waxaa ku dhammaaday 120kii gabay ee aan gogoldhigga ku soo xusnay iyo 16 gabay oo rag kale mariyey isla markaana gabayada Sayidka iyo Daraawiishta xiriir la leh. Haddaba, wixii khalad ama gef ah ee buuggan ka soo baxa, ulakac ma aha, sidaa ayaana lagu soo ururiyey – iyadoo weliba …
Read More »TimeLine Layout
February, 2022
-
15 February
GABAY:-Xaaji Aadan “Afqalooc” iyo gabaygii geeridii Sheekh Bashiir Sheekh Yuusuf ka dib sannadkii 1947-Burco.Somalia. “Bisinka xoog ha lagu daro” Sheekh Bashiir Sheekh Yuusuf.
Sheekh Bashiir Sheekh Yusuf wuxu ahaa geesi, caan baxay oo si cad oo bareer ah uga soo horjeestay maamulkii Ingiriiska. Sheekha waxa halhays u ahayd “Bisinka xoog ha lagu daro” oo uu hore u soo shirrabay. tijaabiyay.Wuxuu lahaa dadyahaw ka kaca uu DIINKEENA iyo dalkiina idinkaa iska leh oo maamulan …
Read More » -
15 February
Sayid Maxamed Iyo Daraawiishtiisii.
Marka koowaad waxaa mahad leh Allaha awoodda leh. Allaha inna baray qalinka iyo qoraalka. Intaas ka gadaal waxa uu maqaalkani diiradda saarayaa in uu wax uun ka qoro halgankii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. Aan si kale u dhigno e, waxa uu isku dayayaa in uu soo tebiyo taariikhdii Daraawiish, inta …
Read More » -
15 February
Nin Ilaah yaqaan oo sharciga ku isticmaalaya, Sayid Maxamed Cabdille Xasan.
Ingiriisku wuxuu isku dayey inuu Sayid Maxamed si walba ula dagaalamo. Dhinaca diinta, dhinaca qabyaalada, dhinaca siyaasadda iyo dhinac kasta oo suuragal ah wuxuu Ingiriisku ku dadaalay inuu Sayidka ka weeraro. Isagoo isticmaalaya daacaayad iyo niman Soomaali ah oo gabya ayuu Ingiriis wuxuu Sayidka ku cambaareeyey inuu yahay hoggaamiye nacab …
Read More » -
15 February
Taariikhdii iyo Xusuustii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan.
December 21, 1920-kii waa maalintii uu geeriyooday geesigii Soomaaliya Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, hadaba 95 sano kadib dadka ma xasuustaan Sayid Maxamed Cabduule Xasan. Sayid Media waxaa ay la xiriirtay qoyskii Sayidka Maxamed Cabdulle Xasan, qaar ka mid ah caruurtiisa si Soomaalida dhamaan u xasuusiso Taariikhda qiimaha badan ee Sayid Maxamed …
Read More » -
15 February
Taariikhdii sayidk Maxamed Cabdule Xasan.
Emir Maxamed Cabdule Xasan (Soomaaliya 1856 – Iimeey, Itoobiya 1920) ama Sayidka, wuxuu ahaa emiirka boqor Diiriye Guure, iyo madaxyada Dowladii Darawiish, oo wuxuu ku dhashay balliga Sacmadeeqa. Wuxuu weliba madax ka ahaa guutada Miinanle ii isna ka mid ahaa qusuusiga Dawladda Darawiish. James Hayes Sadler, oo madax ka ahaa gumeysiga ingiriis, wuxuu Sayyidka ku magacdaray “Ruler of the Dolbahanta” iyo …
Read More » -
15 February
Gabay: Waa gabaygii Xiin Finiin- ee Seyid Maxamed Cabdullaahi Xasan.
Gabayadii halgamaagii waynaa hogaamiyihii Daraawiishta Seyid Maxamed Cabdullaahi Xasan Waa gabaygii Xiin Finiin “Xiin Finiin” oo ahayd faraskii Sayidku berigaa buuraha kaga gudbi jiray oo uu aad u jeclaa ayaa Islaan Faarax Aadan (oo ahaa “madaxa degmada Mudug”) ka codsaday in la siiyo (geenyada) kadib markii Sayidku uu reer Islaan …
Read More » -
14 February
Entrepreneurial Advertising: The Future Of Marketing
We woke reasonably late following the feast and free flowing wine the night before. After gathering ourselves and our packs, we headed down to our homestay family’s small dining room for breakfast. Refreshingly, what was expected of her was the same thing that was expected of Lara Stone: to take …
Read More » -
14 February
Social Media Marketing for Franchises is Meant for Women
We woke reasonably late following the feast and free flowing wine the night before. After gathering ourselves and our packs, we headed down to our homestay family’s small dining room for breakfast. Refreshingly, what was expected of her was the same thing that was expected of Lara Stone: to take …
Read More » -
14 February
Shop The Best Street Style From Paris Fashion Week Shows
We woke reasonably late following the feast and free flowing wine the night before. After gathering ourselves and our packs, we headed down to our homestay family’s small dining room for breakfast. Refreshingly, what was expected of her was the same thing that was expected of Lara Stone: to take …
Read More »